Facebook oo maalmaha soo socda Magaca laga bedelayo iyo ujeedada ka dambeysa

Maalmaha soo socda Facebook ayaa yeelan doonaa magac cusub oo aan ahayn Facebook waxaana sababta lagu sheegay dib u casriyeyn. Shirkadda Facebook ayaa sanadihii ugu danbeeyay waxay xoogga saareysay teknolojiyadda ku saleysan aragtida mala-awaalka ah (Metaverse concept). Hadda markaad qof meel kale jooga si live ah kaamirada ugala sheekeysaneyso waxaad un u jeedaa qofka oo … Continue reading Facebook oo maalmaha soo socda Magaca laga bedelayo iyo ujeedada ka dambeysa